Degmooyin ka tirsan dalka oo la gaarsiiyay qalabka & Sheybaarka COVID-19 (Sawirro)

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa dawooyin iyo qalab caafimaad oo uu kamid yahay agabka Sheybaarka ee lagu baaro COVID-19 waxay gaarsiisay magaalada Baraawe, kadib markii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uu faray guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19 inay ka jawaabaan baahiyaha jira ayna hubiyaan xaaladdda dad ku sugan Baraawe oo lagu arkay astaamaha lagu garto … Continue reading Degmooyin ka tirsan dalka oo la gaarsiiyay qalabka & Sheybaarka COVID-19 (Sawirro)